March 9, 2010

Komishanka Doorashooyinka oo Cadeeyay Inay Kaadhadh Cusub Bixinayaan, Soona Bandhigay Khaladaadyada Diiwaangalintii la Sameeyay.

komishanka-dorashooyinka-small Hargeysa (Harowo) - Gudida Doorashooyinka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay bixin doonaan kaadhadh cusub oo lagu galo doorashada Madaxtooyada, waxaanay soo bandhigeen khaladaad badan oo la sameeyay wakhtigii diiwaan galintu socotay, waxa kale oo komishanku xuseen in hawsha mishiinka lagu baadhayo khaladkii diiwaan galintu meel fiican marayso. Hadaba arimahaas oo uu afhayeenka Gudida Komishanka doorashooyinka Md. Maxamed Axmed Xirsi (Geele) si faah faahsan uga hadlayo hoos ka dhegayso.

Get Flash to see this player.

Hoos Ka Daawo Sawirada Komishanka

komishanka-doorashooyinka-1

komishanka-dorashooyinka-2

Login