March 7, 2010
Adeegyada Shirkadda SOMTEL, 3-da Musharax Ee Madaxtinimada U Tartamaya, Booliska Iyo Caafimaadka Oo Bilaa Lacag Lagula Hadli Doono.
Hargeysa (Harowo) - Shirkada Isgaadhsiinta Somtel ayaa faahfaahin ka bixisay adeegyo tira badan oo ay bulshada u soo kordhisay, hadaba Maareeyaha Guud Ee Shirkada Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa dadka Reer Somaliland uga waramay adeegyada shirkadoodu macaamiisha u soo kordhisay, oo isugu jira kuwo lacag la’aan ah, qalab casri ah, hanaan fudud oo bilaa xadhko iyo dhbaato ah, isku xidh bulshada iyo qaybaheeda kala duwan ah, fududaynta wada hadalka Madaxda sar sare ee xisbiyada iyo dalka iyo dadweynaha iyo ka qayb qaadashada amaanka iyo caafimaadka, hoos ka dhegayso hadalkii Mareeyaha Guud ee SOMTEL.
Get Flash to see this player.
Hoos Ka Daawo Sawirada

