March 6, 2010
Wasiirka Warshadaha Iyo Wasiiru-dawlaha Arimaha Gudaha Oo Ka Waramay Kormeer Ay Ku Soo Mareen Goobihii Roobabku khasaaraha U Gaysteen Ee Gob. Saaxil.
Berbera (Harowo) - Wasiirka Wasaarada Warshadaha Md. Axmed Cali Ubaxle iyo Wasiiru dawlaha wasaarada arimaha gudaha Md. Farxaan Jaamac Ismaacil ayaa saxaafada uga waramay kormeer ay maanta ku soo mareen magaalada Berbera iyo jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera kaas oo ay ku soo indha indhaynayeen, baaxada khasaaraha roobabka gu’gu u gaysteen Magaalada Berbera iyo jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera. Hoos ka dhegayso hadalkii wasiirada oo dhamaystiran.
Get Flash to see this player.

