February 28, 2010
Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Rajacuun: Anaga ookala ah dadkan magacaantoodu hoos ku qoran yihiin waxaan tacsi tiiraan ya nleh u diraynaa qoskii , qarabadii iyo asxaabtii uu ka baxay ALLa ha u naxariistii Sh Ibraahim sh Xassan Makalow oo ku geeriyoday 26\02\2010 dalka Ethiopia Gaar ahaan magaalada Diridhaba. dadkaasi oo kala a h:
1- Maxamed sh daahir Geele iyo xaaskiisa
2 cabdiraxmaan aadan maxamuud iyo xaaskiisa.
3- Axmed maxamed daahir iyo xaaskiisa
4- cabdi cilmi digood iyo xaaskiisa
5- ciise sh daahir geele iyo xaaskiisa,
6- axmed aw cabdi cismaan iyo xaaskiisa
7 cabdiqani cali daahir iyo xaaskiisa
8- cabdiraxmaan maxamuud faahiye iyo xaaskiisa
9- Ibraahim sh nuur iyo xaaskiisa
10 Mahdi xassan Aadan iyo xaaskiisa.
11 maxamed jaamac jibriil
12- farxaan cabdi maxamuud
13 maxmamuud ibraahim guray
14- khadar sh axmed ibraahim
15- xuseen maxamed
16- i cabdiladiif cali cabdilaahi
Dhamaan dadkaasi waxa ay tacsi tiiraan yalleh u dirayaan Cabdilaahi sh Ibraahim sh xassan sh makalow oo aabihii sh ibraahim sh xassan makalow uu ku grrriyooday dalka Ethiopia waxa ilaahay uga baryaaan in Ilaahay ka waraabiyo janadii fardawsa marxuumka qowska uu ka baxayna samir iyo iimaan uu ka siiyo. AMIIIIIIIN AMIIIN
