February 27, 2010

Casho Sharaftii Loo Qabtay Musharaxa Ku-xigeenka Xisbiga Ucid DR. Mohamed Rashiid sh. Hassan

casuumadii-max-rashiid-small Caawa oo ay bishu  tahay 27/02/2010 ayaa dhalinyaro ka soojeeda gobolka awdal ay casho  sharaf u sameeyeen DR Mohamed Rashid Sheikh Hassan,oo ah musharaxa madaxweyne ku xigeenka  xisbiga UCID PARTY. dhalinyartan oo baahi wayn uqabtay in laga haqabtiro arimaha iyo ajandaha xisbiga ucid kaga aadan xaga siyaasada iyo dhaqaalaha gobolka. Dhalinyarta oo su-aalo dhowr ah waydiiyay Dr Rashiid ayaa runtii aad iyo aad ugu qancay jawaabihii uu ka bixiyay ajendaha Xusbiga kaga aadan gobalka Awdall.

Dhalinyartan ayaa gaba gabadii balan qaaday inay la shaqeyn doonaan xisbiga UCID PARTY soona jiidan doonaan aqoon yahanka iyo wax garadka , waxayna  fariin gaarsiinayaan aqoonyahanka iyo waxgaradka ka soo jeeda gobalka Awdall inay u foodaan doorashada inagu soo foodleh, taageeraanna xusbiga.waayo xisbigan waa xisbi runtii wax kabadali kara siyaasada iyo baahida dhaqaale ee saamaysay gobolka.  dhalinayartaa oo kala ahaa kuwo hoos ku qoran.

casuumadii-max-rashiid-1

casuumadii-max-rashiid-3

casuumadii-max-rashiid-4

casuumadii-max-rashiid-5

casuumadii-max-rashiid-6

SICIID MUSE AHMED

MOHAMOUD AW BASHBASH

AHMED ABDI KHALIF

MOHAMED ALAALE (ISGIIJE)

SALEBAN AHMED CAWAALE (Good)

ABDI BARKHAD MOHAMED

SAHAL SICIID SH.HASSAN

ABDIKHADIR SH.MUSE AHMED

FAISAL MOHAMOUD DUALE

Sahal Siciid Sh:kh Hassan

Login