February 21, 2010

Xoghayaha Guud Iyo Gudoomiyaha Kaambaynka Xisbiga UDUB Oo Ka Waramay Socdaalkoodi Gobolada Iyo Wixii ay Ku Soo Arkeen.

jaamac-yaasiin-iyo-cismaan-hindi-small1 Hargeysa (Harowo) - Xoghayaha guud ee xisbiga UDUB iyo Gudoomiyaha Kaambaynka ee xisbiga UDUB Md. Jaamac Yaasiin Faarax iyo Md. Cismaan C/laahi Cigaal (Hindi) ayaa shir jaraa’id oo ay maanta wada jir ugu qabteen xarunta guud ee xisbiga UDUB ee magaalada Hargeysa kaga waramay socdaalkoodi xaqiiqa raadinta ahaa ee ay ku soo mareen gobolada dalka. Labada masuul waxay si wayn uga warameen xaalada guud ee meelihii ay soo mareen sidii dadweynaha ku nooli u qaabileen, nidaamka dawladu sida uu uga hawl galo, waxa u qabsoomay waxa ka dhiman iyo xaalada nololeed ee dad iyo duunyo, waxa kale oo shirkaa jaraa’id ku sugnaa masuuliyiin tira badan oo xisbiga ka tirsan. Hadaba hoos ka dhegayso hadaladii masuuliyiintaas oo dhamaystiran, waxaana hadalka u furaya gud. Abaabulka iyo wacyi galinta xisbiga Md. Maxamuud Cabdi Malow.

Get Flash to see this player.

Login