February 21, 2010
Waxaan halkan hambalyo iyo duco uga gudbinaynaa Meherka Axmed Ugaas Cimaan Ugaas Doodi Ugaas Rooble iyo Marwo Riyaaq Abdilahi Takhal Waxa aan leenahay noqda kuwii isku waraara oo ubad khayr qabana kala hela aamiin aamiin aamiiiin.
Annagoo kala ah:
Sheekh Cumar Ugaas Rooble Ugaas Nuur
Cali Sheekh Cumar Ugaas Rooble iyo Xaaskiisa Layla Mohamed Farax Abraar
Cabdijalil Sheekh Cumar Ugaas Rooble
Sahra Sheekh Cumar Ugaas Rooble
Raxma Sheekh Cumar Ugaas Rooble

