February 20, 2010

Tahniyad iyo Hambaliyo

ugaas-csmaan-smallvalrose Ugaas Cismaan Ugaas Dooddi Ugaas Roble, xaaskiisa iyo caruurtiisa waxay tahniyad iyo duco u dirayaan Ugaas Axmed Ugaas Cismaan Ugaas Dooddi iyo Riyaaq Cabddillahi Takhal oo isku guursaday Magaalada Jigjiga. Waxa kale oo tahniyadda diraya :

Ugaas Cabddirashiid Ugaas Rooble Ugaas Dooddi.

Ugaas Mustafe Ugaas Rooble Ugaas Dooddi.

Xasan Faarax Warfaa iyo xaaskiisa Zeenab Faarax Good.

Aadan Diiriye Nageeye iyo xaaskiisa.

Cabddiraxmaan Cabddillahi Dhagaweeyne

Axmed Mxamoud Maxamed.

Yaasiin Abiib Cabddillaahi iyo Xaaskiisa.

Sheekh Cali Warsame xaaskiisa iyo waliba caruurtiisa

Cibaado Geelle Cadar

Cibaado Xuseen Axmed IIdle.

Xamid Masheeye Iidle.

“Ubad iyo ayaamo wacan” baa leenahay.

ugaas-csmaan

Login