February 9, 2010
Wafdigii Xisbiga UDUB Iyo Socdaalkoodi Gobolka Hawd
Bali-gubadle (Harowo) - Wafdigii Xisbiga UDUB ee uu hogaaminayay gudoomiyaha Kaambaynka Xisbiga UDUB Cismaan C/laahi Cigaal, ayna ka mid ahaayeen masuuliyiinta sar sare ee xisbiga ayaa socdaalkoodi gobolada dalka ay ku marayeen ka bilaabay gobolka Hawd, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay, hadaba hoos ka dhegayso, wafdiga oo meel fagaare ah kala hadlay dadka reer Bali-gubadle, gaar ahaan hadaladii Mayerka Bali-gubadle, Gud. Gobolka Hawd iyo masuuliyiinta wafdiga.
Get Flash to see this player.
