February 9, 2010

Tacsi Ku Socota Maamulaha Xafiiska D/Shiil Boorama oo Xaaskiisii Ku geeriyootey Magaalada Boorama.

Innaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun: Anaga oo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ku timid xaaska Walaalkayo Mudane Riiraash waxan ilaahay uga baryeynaa inuu Eebe janadii ka waraabiyo isaga iyo ubadkii iyo eheladii ay ka tegtayna samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Abdi Qalinle

Login