February 9, 2010

Socdaalkii Wafdiga UDUB ee Degmada Salaxley

Sallaxley (Harowo) - Wafdigii Xisbiga UDUB ee Hogaamiyaha Kaambaynka Xisbiga Md. Cismaan Hindi Hogaaminayay ayaa socdaalkoodi ay ku marayeen gobolada dalka dadweynaha ku dhaqan degmada Sallaxley kala hadlay meel fagaare ah, hoos ka dhegayso hadaladii wafdiga iyo waxgaradka Sallaxley.

Get Flash to see this player.

Login