February 6, 2010
Wasiirka Wershadaha Somaliland Oo Ka Waramay Qorshaha Wasaaradiisa ee Horumarinta iyo kobcinta Wershadaha.
Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Wasaarada Wershadaha Somaliland Md. Axmed Cabdi Ubaxle, ayaa shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay waxa uu kaga waramay qorshe cusub oo wasaaradiisu ugu tala gashay horumarinta warshedaha Somaliland, qabka ay ula dhaqmayaan wershadleyda dalka iyo arimo kale oo wasaaradiisa khuseeya. Wasiirkan oo dhawaan madaxweyne Rayaale u magaacabay wasaarada ayaa shirkiisan jaraa’id kaga waramay arimo la xidhiidha wasaaradiisa iyo kormeero uu ku soo maray warshado dalka ku yaal, hadaba hadalkii wasiirka, Su’aalihii la waydiiyay iyo jawaabihii uu ka bixiyay intaba hoos ka dhegayso.
Get Flash to see this player.

