February 5, 2010

Wasiiradda Qoyska Iyo Arimaha Bulshada Oo Ka Digtay Halista Ganacsiga Dadka Oo Somaliland Ka Bilaabmay.

wasiirka-qoyska Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo arimaha Bulshada Marwo, Faaduma Suudi Xassan ayaa shir jaraa’id oo ay xafiiskeeda ku qabatay kaga warantay halista ka ganacsiga dadka oo markii ugu horaysay Somaliland ka bilaabmay, wasiirku waxa kale oo ay sheegtay in Wasaaradeedu bilaabayso wacyi galin la xidhiidha arintaas oo gobolada dalka oo dhan gaar ahaan kuwa xuduudaha laga gudbo leh. Habka ka ganacsiga dadka ayay wasiirku sheegtay in kooxo sida shabakada isugu xidhan oo khibrad u leh sida dadka loo khiyaameeyaa, wadaan dad badan oo halis galayna ay wasaaradu ka war heshay, hadaba hadalkii wasiirka oo dhamaystiran hoos ka dhegayso.

Get Flash to see this player.

Login