February 5, 2010
Laas-caanood: Wasiirada Cadaaladda Iyo Gaashaandhiga Oo Kormeer Ku Maray, Xabsiga, Qaybta Booliska Iyo Dawlada Hoose.
Laas-caanood (Harowo) - Wasiirada Cadaaladda iyo Gaashandhiga Somaliland Md. Axmed Xassan Cali (Casoowe) iyo Md. Saleebaan Warsame Guuleed ayaa kormeer indha indhayn ah oo ay xaalada adeeg iyo maamul ee xarumaha adeega bulshada ku ogaanayaan ku gaala bixiyay Xabsiga, QAybta Booliska iyo Xarunta Dawlada hoose ee Laas-caanood oo ay safar shaqo ku joogaan. Goobahan ay masuuliyiinta dawladu kormeerkooda ku mareen, waxa meel walba xaaladeeda iyo sida ay xiligan tahay uga waramay masuuliyiinta ku sugan, halkaas oo wasiiraduna kala hadleen wixii tabasho ah in wax laga qaban doono, hoos ka dhegayso hadaladii wasiirada ee kormeerkooda.
Get Flash to see this player.

