February 3, 2010
Wasiirka Madaxtooyada oo Sheegay In Horumarka Iyo Guulaha Ciidanka Qaranka Dad Badan oo Ka Naxayaa Jiraan.
Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md. Xasan Macalin oo isagu ahaa qofkii ugu derajada sareeyay xukuumada ee ka qayb galay maanta xuska aasaaska Sanadguurada 16aad ee aasaaska Ciidanka oo maanta lagu qabtay Hargeysa, ayaa ka waramay haybada ciidanka iyo sida uu kalsoonida shacbiga ku helo. Wasiirku waxa uu hambalyo u diray ciidanka qaranka isagoo ku hadlayay afka madaxweynaha, hadal wasiirku ka jeediyay fantasiyaha maalinta aasaaska ciidanka….
qaranka wuxuu ku dheeraaday sida ay xukuumada iyo shacbiga Somaliland hiil iyo hooba ula garab taagan yihiin ciidamada qaranka, waxa kale oo uu ka waramay wajibaadka looga baahan yahay ciidan ahaan, hadaba hoos ka dhegayso, hadalkii wasiirka Madaxtooyada oo dhamaystiran.



Harowo Desk, Hargeysa, Somaliland

