January 24, 2010
Wasiirka Caafimaadka oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay 40-Kalkaaliyayaal Caafimaadka ah.
Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Caafimaadka Somaliland Md. Cabdi Haybe Maxamed ayaa maanta shahaadooyin gudoonsiiyay 40-xubnood oo dhamaystay culuunta caafimaadka gaar ahaan, kalkaaliyayaal caafimaad iyo umulisooyin isugu jira. Kooxdan oo ah, dufcadii 3aad ee ka qalin jabisa, mac’hadka tababarka caafimaadka Qaranka, waxaana xaflad balaadhan oo lagu maamuusayay, ka soo qayb galay, Masuuliyiinta wasaarada caafimaadka, madaxda hay’adda WHO iyo marti sharaf kala duwan, hadaba hoos ka dhegayso, hadaladii Maamulaha machadka Tababarka Caafimaadka, Agaasimaha Guud ee wasaarada Caafimaadka, Dr. Adna Aadan, Madaxa WHO Ee Somaliland iyo Wasiirka Caafimaadka.
Get Flash to see this player.

