January 24, 2010
Wasiirka Arimaha Dibadda Oo Beeniyay In Xukuumadu Dalka Ka Mamnuucday, Siilaanyo.
Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Md. C/laahi Maxamed Ducaale ayaa been iyo war aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaamay warar la isla dhex marayo oo sheegaya in Xukuumadu dalka ka mamnuucayso Axmed Siilaanyo, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ka dib markii uu arimo federal Somaliya lala qaato ah, taas oo uu waraysi dhawaan ku bixiyay, hadaba hadalkii wasiirka oo dhamaystiran hoos ka dhegayso.
Get Flash to see this player.

