January 21, 2010

Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun: Waxanu tacsi u direynaa eheladii iyo qaaraabadii iyo hooyo Khadra Sheekh Timo weyne iyo dhaman reer farah Jahad meelkastoo ey joogan ba, waxanu ka tacsiyadeynayna geerida ku timid marxuum Abdillahi Maxamed Faarah Jahaad o shalay lagu aasey dalkaasi Sacuudi Carabiya, magaalada Dhahran, waxanu marxuumka ilaahey uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo aamin aamin aamin. Waxan diray tacsidan dhamaan dadkan hoosta ku qoran:

Cumar Daarood Xassan

Cumar Ali Ducaale

Xussein Ali Ducale

Cabdisalan Hassan Ali Ducale

Koosar Abdillahi Yasin

Axmed Xassan Carwo

Maxamed Ibrahim Xujaale

Abdi Jaamac Guuleed

Abdi Koosar Faarah Jire

Ali Xassan Carwo

Abdirahman Maxamed Yasin

Khadar Xassan Yasin

Rashid Maxamed Ali salan

Koos Abdillahi Yasin

Maxamed Koosar Farah Jire

Cali Maxamoud Noor

Cabdi Jirde Heybe Jire

Maxamed Abdillahi Yasin

Khadar Digaale Said

Ismail Cawad

Col. Xussein Xaji Noor

Axmed Xaji Noor Khaliif

Aden Gudcur Yassin

Xassan Gudcur Yassin

Buux Canuug

Abdi Xawtan

Abdi Ege

Xassan Cisman Ajab

Said Axmed Cilmi

Ali Jama Guuleed

Abdillahi Maxamed Ali

Mubaarik Xassan Tamuuje

Dube Aden Dhari

Xassan Abdi Yare

Maxamed Abdillahi Ali

Cumar Muhumud Dhamac (cumarlibaax)

Maxamed Dube Aden

Ali Cisman Axmed Tadquur

Maxamoud Aw Cilmi Jaamac

Eid Digaale Said

Maxamed Abdi Ceydiid

Abdi Cali Bilinbile

Abdillahai Daarood Xassan

Abdi Xassan Kalax

Sulub Ismail X warsame

Khaliil Maxamedyare

Maxamoud Abdillahi Gamuur

Abdisalan Xassan Jama

Axmed Ismail Maxamed

Maxamed Tahar Sulub

Dadkaaso kala jooga Hargeysa, Dhahran, Riyadh, Qadar Doha, USA, Norway iyo Ingiriska

Omar Darood, Norway

Login