January 18, 2010

Wasiirka Hawlaha Guud Md. Siciid Sulub Maxamed Oo Ka Xog-waramay Socdaalkiisi Qaaradda Yurub.

wasiirka-hawlaha-guud-small Hargeysa (Harowo) - Wasiirka hawlaha guud iyo Gaadiidka Md. Siciid Sulub Maxamed oo todobaadkii hore ka soo laabtay socdaal u mudo ku marayay dalal ka tirsan qaarada Yurub, ayaa maanta shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay waxa uu faahfaahin kaga bixiyay socdaalkiisa iyo dhinacyadii uu kulamada la yeeshay. Wasiirku waxa uu ugu horayn sheegay in safarkiisa uu ka bilaabay dalka Ethiopia halkaana uu kulan kula yeeshay, Wasiirka dhigiisa ah ee dalkaas, waxa kale oo uu ka waramay wadamadii Yurub iyo dadkii uu kula kulmay iyo wixii ay ka wada hadleen, hadaba hadalkii wasiirka oo dhamaystiran hoos ka dhegayso.

Get Flash to see this player.

Login