January 16, 2010

Halkan Ka Dhegeyso Khudbaddii Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Ka Jeediyo Kulankii Caawo uu La Yeeshay Jaaliyadda Somaliland ee Washington DC

siilaanyo Washington DC (Harowo) - Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo in ka badan todobaadba ku sugnaa agagaarka magaalada Washington DC ee caasimadda dalka Maraykanka, ayaa caawa oo ay bishu tahay Jan. 16, 2010 ka qayb galay xaflad balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen taageerayaasha xisbiga kulmiye ee Metro Washinton DC, halkaas oo uu gudoomiyuhu ka jeediyey khudbad dheer oo isugu jirta guubaabo uu ku tirtirsiinayo taageerayaasha xisbiga, xog waran uu ka hadlayo xaalada dalka marayo iyo dhaliilo uu dusha uga tuuray xukuumadda madaxweyne Rayaale. Hadaba Hadalkii gudoomiya oo tifaftiran hoos ka dhegeyso.

Get Flash to see this player.

Login