January 14, 2010

flower-2 HANBALYO ** HANBALYO ** HANBALYO:  Dhamaan ardayda wax kabarata dalka Uganda waxa ay hanbayo iyo bogaadin  udirayaan Boqorka:Khaddar Maxamed Xasan iyo Boqorada Deeqa X.C/laahi Maxamuud oo  meherkoodu kadhacay Rays Hotel Borama city. Waxaan leenahay noqda kuwii aqalkooda kugaadha barwaaqo  iyo bashbash waxa kale oo aan  leenahay heestii ahayd labadii hodnee hoyi wada galee hoodalee noqdee  ubad iyo  ducaba naga hooya ee.

1. Mustafe Farax Maxamuud

2. Khalid Dr Ibrahim Saciid(Qows)

3. C/xakiim Cige Cabdi Iyo Xaaskiis Nimco Rooble Xasan iyo inantiisa Sihaam C/xakiim Cige

4. Xasan Maxamed Miisan

5. Mowliid Muumin Caynan(moco)

6. Nuur Cabdi  Nuur

7. Maxamed Muse Jibriil

8. Abibokor cilmi C/lahi

9. Axmed Cabdi Nasir

10. Abiib Adan Cumar

Login