January 11, 2010
Wasiirka Xanaanadda Xoolaha oo Sheegay In Xoolihii Sucuudigu Iibsaday Carafadii Kuwii Ka Dhoofay Macjarka Berbera, Kaalinta Koowaad Ka Galeen
Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Md. Dr. Idiris Ibraahin Cabdi ayaa sheegay in Macjarka Berberi soo jiitay indhaha caalamka, kaalinta koowaadna ka galay caafimaadka xoolihii Sucuudigu iibsaday sanadkii tagay, wasiirku waxa uu sheegay in Xoolihii Sucuudigu iibsaday Carafadii Tagtay uu caafimaad daro u soo celiyay maraakiib dhawr ah, balse Berberi gashay kaalinta koowaad, sidaa daraadeedna Sucuudigu amar ku bixiyaya in xoolaha geeska Africa kuwooda ugu caafimaadka wanaagsani yihiin kuwa Berbera ka soo dhoofa. Hadaladdan oo uu wasiirku ka sheegay xaflad shahaado sharaf lagu gudoonsiinayay isagoo dhamaystiran hoos ka dhegayso hadalkii wasiirka.
Get Flash to see this player.

