January 10, 2010
Innaa Lillahi wa Innaa Ilaihi Raajucuun: Geeridu waa xaq hase yeeshee inta markaa nool ayey naxdin ku tahay. Dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo dhamaan jooga dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya iayagoo aad uga tiiraanyeysan geeridii xaqa aheyd ee ku timid Marxuum Col.Maxamuud Muuse Colow oo ku geeriyooday Magaalada Borama ee Gobolka Awdal - Somaliland. Waxanu marxuum Maxamuud Muuse Colow Ilaahay uga baryeyna inuu Jannadiisa ka waraabiyo intii uu ka tagay iyo dhamaanteena samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin! Aamiin! Aamiin!.
Dadka Tacsida diraya:
- Maxamad Cabdullahi Xaaji Obsiiyeh
-Maxamad Cabdullahi Mixile
-Maxamad Cali Jaamac Abrar
-Maxamuud Cali Jaamac Abrar
-Cabdulqaadir Jibriil Buux
-Axmad Maal Samatar
-Cabdisalaam Sheekh Ibrahim Tubeec
-Cabdiraxman Miyir Faarax
-Oday Xaashi Ibrahim
- Maxamuud Muxumad Hodoon
-Cali Yuusuf Maxamad(Cali Dilaad)
-Axmad Cabdillahi Gudaal
-Daauud way ku dashay
-Haamud Maxamuud Taani
-Axmad Maxamuud Taani
-Xaamud Xusee Diiriye
-Cumar Sheekh Ibraahim Raage
-Cabdillahi Qaalib
-Oday Egeh
-Cali Cabdi Ardaale
-Maxamad Cumar Madar
-Cilmi Cumar Madar(Cilmi Buur)
-Naasir Cabdillahi Yoonis
-Mawliid caalin
-Ismaaciil Cige Bookh
-Cabdisamad Xuseen Aare (Sablaale)
Iyo damaan xaasakooda iyo caruurtooda.
“Innaa Lillahi wa inna Ilaihi Raajucuun”

