January 8, 2010

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN: Hadaanu nahay dadka hoos ku qoran ee degan (uk) waxaan tacsi tiiraanyo leh, u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey ALA HA U NAXARIISTEE. MARXUUN[KORNEYL MAXAMUUD MUUSE COLOW]oo ku magacdheeraa [colow]oo ku geeriyoodey magaalada boorama maanta oo taariikhdu tahay 08/01/2010 waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo, Qoyskii iyo qaraabadii iyo eheladii uu ka geeriyoodeyna sabir iyo iimaan ka siiyo.

MAHDI CALI AW CABDI

MAXAMED CALI {BAASEY]

SAMRIYEAADAN KAAHIN

MUUSE CAWAALE FAAHIYE

C/RAXMAAN CALI KAAHIYE

AHMED IBRAAHIM TAANI

MAXAMED CALI AW CABDI

AHMEDWALI SHEEKH CUMAR GOOD

MAXAMED XIRSI GUDAL

XASAN BILE CAMIR

ABIIB XASAN DUGSIIYE

AADEN DAA,UUD GEEDI

FARXAAN DAAHIR AADAN

SALEEBAAN XASAN NUUR

MAXAMUUD MAXAMED XUSEEN

AXMED CABDI KHALIIF

IDIRIS MAXAMED XUSEEN

CABDI C/LAAHI AAAMIN

ABDI AADAN XASAN

AYAANLE AADAN XASAN

ABIIB MUUSE MIJACASE

FAYSAL C/LAAHI XAAJI CABDI

RASHIID C/LAAHI QAALIB

MUSTAFE DAA,UUD

DAAHIR CISMAAN RAAGE

CALI CADILAAHI

C/RASHIID IBRAAHIM AW MUXUMED

BASHIIR CAQLI CAATEEYE

MAXAMED AXMED SHAARLOO

BARE CABDI

MAXAMED IBRAAHIM AW MUXUMED

C/RAXMAAN C/LAAHI AADEN

CALI MUXUMED FADAL

CABDI XAASHI BALAY

MAXAMED MUUSE WAABARI

AADEN CALI WARMAHAYE

Login