January 7, 2010

Inaa Lilaa Wa Inaa Raajacuun: Condolence to the family members, relatives, friends and colleagues of Ambassador Musa Hersi Fahiye who passed away in Djibouti at 1 AM today.

Anigoo kala ah

1. Captain Jaamac C/llaahi Coofle;

2. C/salaan Xaaji Hadliye iyo Xaaskiisa;

3. Aadan Maxamuud Ismaaciil iyo Xaaskiisa;

4. Xildhibaan Ibraahin Xuseen;

5. Prof. C/llaahi Xasan Jaamac iyo xaaskiisa;

6. Dhildhibaan Faysal Cumar

7. Dr. Saxardiid iyo xaaskiisa;

8. Maxamed Rooble iyo xaakiisa;

9. Daahir Cilmi Warsame iyo xaaskiisa

10. C/llaahi Cilmi Caynaan iyo xakiisa

11. Saciid Aaamin

oo jooga magaalada Nayrobi, Kenya, aadna uga tiiraanyaysan geridii deg deg ahayd ku yimid Alla ha u nariistee Danjire Muuse Xirsi oo geeriyooday magaalada Djibouti 07/01/10 ayaan tacsi iyo baroordhiiqaba u diraynaa xaaskiisii iyo carruurtiisii oo Kenya jooga iyo walaashii Xaliimo Xirsi oo Djibouti deggen iyo dhammaan ehelkiisii iyo asxaabtiisii.

Login