December 31, 2009

Shabakadda Waaheen.com oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya La Yeelatay Guddoomiyaha ololaha Doorashada Xisbiga UDUB, Mudane, Cismaan C/laahi Cigaal (Cismaan Hindi)

cismaan-hindi1Guddoomiyaha ololaha Doorashada Xisbiga UDUB, Mudane, Cismaan C/laahi Cigaal “Hindi” oo aanu waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeelanay ayaa faahfaahin kaga bixiyay hadalo ay Madaxda Xisbiga Kulmiye ku aflagaadaynayaan Dawladda Jaarka ah , Maalgashadayaal u dhashay Somaliland iyo arrimaha Doorashooyinka. Ugu horeyna waxaaanu wax ka weydiinay halka ay marayaan hawlihii Doorashadu iyo waxyaabaha dhaliyay inay Masuuliyiinta Xisbiga UDUB iyo Kulmiye Saxaafadda ku wada hadlaan waxaanu yidh:

Get Flash to see this player.

Login