December 31, 2009
Anigoo ka mid ah Odayaasha iyo waxgaradka Jaaliyadda reer Somaliland ee North America siiba dalka Canada, kana soo jeeda Gobolka Awdal iyo Selel intaba, waxaan hambalyo tii ugu sarreysay hawada u marinayaa Mudane Mohamed Musa Bucul - Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Selel. Waxaan Ilaahay uga baryayaa inuu nabad yeelo, una fudeydiyo fullinta xilka loo igmaday.
Nabad iyo Nabaadiino - Hassan Daahir Sheer - Toronto, Canada
