December 30, 2009

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Ka Waramay Waxqabadka Wasaarada iyo Amaro Dhulka Cusbitaalada ay ka soo Saareen.

wasiirka-caafimaadka Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Shaqada Md. Cabdi Haybe Muxumed ayaa xog waran uu saxaafada siiyay kaga waramay socdaal uu ku tagay gobolka Awdal, waxyaabihii wasaaradiisa u qabsoomay iyo amar dhulka cusbitaalada ay ka soo saareen inaan la dhisan Karin, hadaba hadalkii wasiirka oo dhamaystiran hoos ka dhegayso.

Get Flash to see this player.

Login