December 29, 2009
Hambalyo Iyo Bogaadin Ku Socota Arooska Guuleed Yuusuf iyo Fadxiya Ibraahim
Dhamaan Dadka hoos ku qorani waxa ay hambalyo Aroos u dirayaan Boqorka iyo Boqorada, Guuleed Yuusuf Ismaaciil iyo Fadxiya Ibraahim Xaashi oo Arooskoodu ka dhacay Huteel Kaah ee Magaalada Hargeysa, Hooyo Aamina Ciise Maxamuud - Ismaaciil Yuusuf Ismaaciil iyo Xaaskiiska Deeqa Maxamed Ciise - Nimco Yuusuf Ismaaciil - Nuur Yuusuf Ismaaciil iyo Xaaskiiska Saado Maxamed Kayse Yuusuf Ismaaciil.
