December 27, 2009
Madaxweynaha Somaliland Iyo Gudoomiye Ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Warbaahinta uga waramay Dareenkooda Xalay Casho Sharaftii Wafdiga ka dib.
Hargeysa (Harowo) - Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin oo Tv-ga Qaranku wax ka waydiiyay sida uu madaxweyne ahaan u arko wafdiga Baarlamaanka Kenya, ayaa sheegay inay yihiin xubno ku culus dalka, walaalna la ah Somaliland isaga Madaxweyne ahaana uu si gaar ah isaga xilsaarayo, maamuuskooda. Hadaba hadaladii Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin oo isagu ah hogaamiyaha wafdiga isla markaana magacooda ku hadlayay hoos ka dhegayso.
Get Flash to see this player.

