December 27, 2009

Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Hargeysa Md. Maxamed Daa’uud Oo ka Hadlay Nabadgalyada, Dimuqraadiyada, Sharciyada iyo Horumarinta Gobolka.

badhsaabka-hargeysa-small Hargeysa (Harowo) - Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Maroodi-jeex Md. Maxamed Cabdi Daa’uud ayaa waraysi gaar ah oo uu warbaahinta dawladda siiyay maanta, kaga hadlay arimaha nabad galyada, dimuqraadiyada, horumarka iyo u hogaansamida sharciga, gaar ahaan qabka u qorshaysayn in ka gudoomiye ahaan uu u hawl galo. Gudoomiyaha oo si kooban uga hadlayay Badhasaab iyo waxa uu qabto asal ahaan meesha magacu ka soo jeedo iyo waxyaabaha sharcigu awood u siiyay, ayaa sheegay in gudoomiyaha gobolku yahay biriish isku xidha maamulka iyo degaanka, gaar ahaan dawlada dhexe iyo dawladaha hoose, wakiilka madaxweynaha ee gobolkana yahay. Hadaba waraysigaa Gudoomiyaha oo dhamaystiran hoos ka dhegayso.

Get Flash to see this player.

Login