December 26, 2009

Hambalyo Aroos Wacan oo ka Dhacey Dalka Holland.

flower Dhamaan dadkani oo kala jooga dunida dacaladeeda waxey hambalyo iyo bogaadin diiran u dirayaan arooska Mudane Abdikariim Jaamac Aleel iyo Marwo Hibaaq Mohamed Yuusuf oo ka dhacey dalka Holland gaar ahaan magaalada Den haag waxaaney leeyihiin noqda qoyskii isu waara ubad kheyr qaba kala hela aamiin aamiin aamiin. dadka Hambalyada diraya waxaa ka mid ah:

Aabo Jaamac Aleel

Adeer Xaamud Aleel

Awoowo Maxamuud Qowrax

Hooyo Waris Maxamuud

Hooyo Sahra Muxumed

reer maxamuud qowrax

ifraax jaamac aleel iyo caruurteeda

axmed jaamac aleel iyo reerkisa

Maxamed jaamac aleel iyo reerkisa

abdiqani jaamac aleel iyo reerkisa

khadra jaamac aleel iyo caruurteeda

abdiwahab jaamac aleel

xuseen jaamac aleel

Hodan jaamac aleel iyo reerkeeda

maxamuud jaamac aleel

reer xaamud aleel

abdirisaaq xamaal

mukhtaar maxamed tukaale

faysal faarax aleel

reer xuseen aleel

reer farax aleel

Ilhaan Axmed

Login