December 26, 2009

hanbalyo-21 Dhamaan dadka Hoos ku qorani  Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa Meherka    Boqorka  Cumar Macalin Abubakar   iyo  Boqorada  Jawhara Sh. Cabdiraxman Awgamboole oo meherkoogu ka dhacay 25 December  Hotel Rays magalada Boorama  Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela ilahayna ha isku kiin barakeyo amiin Anago kala ah :

Hooyo Cibaado Axmed Samaale

Habo Madiino Barkhadle Sameele

Habo Xabiiba Barkhadle Samaale iyo caruurteeda

Abtiyo Cali Axmed Samaal iyo caruurtiisa

Abtiyo Cabdi Barkhadle Samaale  iyo Caruurtiisa

Dhamaan reer Sh. Cabdiraxmaan Awgamboole

Dhamaan reer Siciid Awgamboole

Dhamaan reer Cali Awgamboole

Dhamaan reer Jamac Awgamboole

Dhamaan reer Jaamac dharaar

Dhamaan reer Nuur Dubad Deer

Dhamaan reer Maxamed Dubad Deer

Dhamaaan reer Farax Dubad Deer

Qadiija Dubad Deer iyo Caruurteeda

Barni Dubad Deer iyo Caruurteeda

Waxaan leenahay noqda kuwii iska wara ubad khayr qaba kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano amiin amiin .

Abdikarim  abdirahman Osman

Login