December 13, 2009

Qorshaha Waxqabadka Ee Xisbiga Ucid (Ucid Party Political Platform) 2010.

Muwaadin waxa aannu halkan kuugu soo gudbineynaa lifaaq (Attachment) ku saabsan Barnaamijka-waxqabad ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka, UCID (UICD Political Platform, 2010) ku hagi doono dalka JSL, InshaAllah, haddii aannu tallada ku guulaysano. Muwaadin waxa aannu kuugu soo dirney Barnaamijkayagan, si haddii aad codkaaga xisbiga UCID siiso aad u ogaato, tallana ugu yeelato Barnaamijkan anagoo diyaar u ah wixii tallo iyo tusaale ah ee aad na siineyso. Xisbiga UCID wuxuu rumeysan yahay tallo wadaag in lagu gaadhi karo horumar loo dhan yahay.

Login