December 13, 2009
Komishanka Doorashooyinka Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Waramay Socdaalkoodi Iyo Wixii Uga Soo Qabsoomay.
Hargeysa (Harowo) - Gudida doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta dalka Dib ugu soo laabtay ka dib markii ay soo dhamaysteen socdaal shaqo oo ay dalka Ethiopia ugu maqnaayeen, hadaba waxyaabihii socdaalkooda uga soo qabsoomay, kulanadii ay yeesheen iyo socdaal kale oo ay dhawaan ugu kicitimi doonaan dalka Kenya waxa saxaafada faah faahin ka siiyay afhayeenka komishanka Md. Maxamed Axmed Xirsi (Geele) waxaanu u dhacay sidan.
Get Flash to see this player.
Hoos Ka Daawo Sawirka Komishanka oo Dhan


Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland

