December 11, 2009

Aduunyada Nin Noolow Maxaa Aragti Kuu Laaban

Dhamaan waan ini salaamayaa Reer Awdal iyo Salal meelkastoo ay aduunka ka joogaanba salaanta markaan ka gudbo oon usoo dago waxa igu kalifey inaan ciwaanka ADUUNYADA NIN NOOLOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN.

Maalin dhaweyd ninka isbarbar dhigey Badhasaabka Awdal ee hada iyo Subeer Cabdi Kariin Boodhle, waxan u kala garanwaayey inuu maran yahey, inuu mirqaansanaa iyo in  yara cabasanaa markuu waxqoraayey. Hadaad xitaa been inad sheegto u badheedho tukaa socota ayaa la keenaa ninkaasi, laakiin sumcadii Saylac.com meel buu kaga dhacey. Waxa kaliya ee la gudbooni waxa weeyi inuu ka waantoobo wararka nuucaasa ee dhibaato iyo magacxumo isaga usoo jiidaay.

Badhasaabka Awdal waxba kuma yeeli karaayo cayda iyo been kasheegida, laakiinse isagaa wax isyeelaaya dadkuna ogaan doonaan inuu beenaale yahey. Markey dayaaraduhu Borama garaacayeen 19984 maalin waliba isniina sacaduna tahey 10kii ilaa 10:40 subaxnimo waxan ka mid ahaa ardeydii Ilaah ka badbaadshey duqeyntaa Subeerna Magaalaba ma joogine dalxiis iyo dibad joog buu ku maqnaa ma jooginedalxiis iyo dibad joog buu ku maqnaa.

Malaha ninkan isbarbardigayaa labada ninisagu magacmooyee Awdal waxkama yaqaano. Xitaa Mayorka Boorama wuu aflagaadeeyey.

Hadaba dadkan uu cambaareynayaa waa niman Gobolka u dhashey wax umaana  oon ka aragneyna ma jiro, waxan uu qorey waa wax isaga dib ugu noqondoona.

Omar Mohamud

Email: mohamud@amplimail.com

Login