Saxaafadu waxay door wayn ka ciyaartaa horumarinta bulshada waana muraayada laga daawan karo bisaylka Siyaasadeed iyo Bulsho ee umadeed, waxaana lagu tilamaama dhadhaarka Afraad ee Dawladnimo.Saxaafadu inta badan waxay u kala baxdaa sidan soo socota
Mid madax banaan oo dhex-dhexaad ah iyo Mid ku hadasha af-fdawladeed ama Xisbi
Somaliland ilaa hada waxaa ka jira mid isku magacawda inay madax baan tahay iyo mid Dawalada afkeeda ku hadasha. Hadaba, ta ku hadasha Afka Dawlada ujeedadeedu way cadahay, Hase yeeshee, waxaa baryahan danbe muran ka tagnaa dhex-dhexaadnimada Saxaafada Madaxa banaan qaarkood, kuwaas oo lagu dhaleecaynaayay wararka ay tabinayaan inay yihiin kuwa dhinac ka raran oo aan miisaanayn, taasoo marlawba xad gudub ku ah madax banaanida iyo dhex-dhexaad nimada ay ku andocoonayaan.
Guddoomiyaha ololaha Doorashada Xisbiga UDUB, Mudane, Cismaan C/laahi Cigaal “Hindi” oo aanu waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeelanay ayaa faahfaahin kaga bixiyay hadalo ay Madaxda Xisbiga Kulmiye ku aflagaadaynayaan Dawladda Jaarka ah , Maalgashadayaal u dhashay Somaliland iyo arrimaha Doorashooyinka. Ugu horeyna waxaaanu wax ka weydiinay halka ay marayaan hawlihii Doorashadu iyo waxyaabaha dhaliyay inay Masuuliyiinta Xisbiga UDUB iyo Kulmiye Saxaafadda ku wada hadlaan waxaanu yidh:
Get Flash to see this player.
Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Md. Maxamuud Siciid ayaa maanta ka furay magaalada Hargeysa kulan laba maalmood socon doona oo lagu falan qayn doono sidii siyaasad cad oo da’yarta Somaliland lagu dhaqo looga soo saari lahaa. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Xildhibaano, dad ka tirsan ururada Dhalinyarada, hay’addaha arimaha dhalinyarada ku hawlan iyo masuuliyiinta sar sare ee wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, hadal uu wasiirku furitaankii ka jeediyay, ayuu dadka shirka ka soo qayb galay ku booriyay inay dajiyaan siyaasad cad oo mustaqbalka da’yarta Somaliland u dagsan, taas oo uu aad ugu adkeeyay inay ka dheeraadaan, Xisbi iyo dano gaar ah. Hadaba hadalkii Wasiirka oo dhamaystiran hoos ka dhegayso.
Get Flash to see this player.
Waxaan guud ahaan salaamayaa Dadweynaha ku dhaqan dalka Somaliland, gaar ahaanna waxaan hambalyeynayaa Xisbiga hoggaanka u haya dalka iyo sida quruxda leh ee ay Xukuumaddu u hanatay xilka loo igmaday. Waxaa ammaan iyo xushmad aad u sarreysa mudan golayaasha dalka - siiba mudanayaasha Guurtida (Senators) oo si aan qallooc ku jirin uga hortagay una waajahay silsiladihii qudxaha lahaa ee mucaaradka dulleysan damcay inuu ku dabro geeddi-socodka dimuqraadiyadda caalamku u boggay ee ka jirta dalka Somaliland.
“Wax belaayo lagu diimiyaa duul u waajibaye - Alloow yaa caruurahan durdurin kala dillaameeya.” Salaan Carrabey
Yaabka aduunyadu ma dhamaado, maalinkasta waxaad arkaysaa Ar-rin kaa farxisa ama kaa nixisa waa labadan nooc xaajada wareegta ee Dunidan aynu ku nool nahay. U qaadan waa iyo lama arag waxa igu noqotay Geeridii ku timi Eebe naxariistii Jano haka waraabiyee Marxuum Maxamud Salax Nuur “Fagadhe” safiirkii ama wakiilkii somaliland u fadhiyay dalka France oo laga dhigtay ku xumayn iyo ceebayn Dawlada Somaliland!! Kuwa wada sheekadan cadho galinaysa ee dib ay uga murugoonayaan Ehelkiisii, Shacbiga Somaliland iyo Qof kasta oo diinta wax ka yaqaan oo damiir lihi waa nimanka hormuudka ka ah Kulmiye oo iska horaysiiya taageeroyaal tiro yar oon kala garanayn waxa Qaranimada iyo Karaamada Dawladnimada Somaliland dhaawici kara iyo
Anigoo ka mid ah Odayaasha iyo waxgaradka Jaaliyadda reer Somaliland ee North America siiba dalka Canada, kana soo jeeda Gobolka Awdal iyo Selel intaba, waxaan hambalyo tii ugu sarreysay hawada u marinayaa Mudane Mohamed Musa Bucul - Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Selel. Waxaan Ilaahay uga baryayaa inuu nabad yeelo, una fudeydiyo fullinta xilka loo igmaday.
Nabad iyo Nabaadiino - Hassan Daahir Sheer - Toronto, Canada
Bollore Africa Logistics, one of the companies that expressed interest in the bid for the Freeport of Monrovia may sign an agreement to manage the port of Berbera and oversee $ 700 million of upgrades to the facility in Somalia’s breakaway northern Somaliland region According to information, the Foreign Minister of that country, Abdillahi Duale said discussions are already in an advanced stage. Duale said last week in an interview in the Ethiopian capital, Addis Ababa that they have already made a basic agreement.” Representatives of Bollore, an investment company controlled by French billionaire Vincent Bollore, have met with Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi and Somaliland President Dahir Riyale to discuss the agreement which will probably be signed next year, he said. Berbera port handles food aid and other cargo bound for landlocked Ethiopia.
Qof kasta oo muwaadin ahi wuxuu xisaabiyaa ama daba gal ku sameeyaa, si dadban iyo si toosaba, wax qabadka Dawlada dalka ka talinaysa wakhtigaa uu ku jiro. Waxaynu ka dharagsanay oo isla waafaqsanay in Dawladi ay qaban karto Adeeg cayiman waxaan u jeedaa taariikhda lama sheegin Dawlad dhamaystirtay dhamaan baahidii umad ay xukumaysay (Ilaahay ayaa baahi tira Bini Aadmiga). Waxaynu hadana isu sheegaynaa in Dawladi ay qabato ama qabyo tirto inta karaankeeda Baahida Aasaasiga ah ee hoos taala Umada ay xukunto iyadoo ay dhinac socoto wax qabsiga bulshada (Qaar baa ku odhanaya Shacbigaa wax dhistay dee waa waajibkooda waligeedna way jirtay).
Hargeysa (Harowo) - Wasiiradda Wasaaraddaha Duulista Hawadda, Diinta iyo Awqaafta iyo Madaxtooyada Somaliland oo Safar mudo bil ka badan ugu maqnaa dalka Sucuudi Arabiya ayaa maanta dalka Ku soo laabtay isla markaana ka waramay waxyaabihii socdaalkooda oo markii hore Xajka ku saabsanaa, hasa yeeshee markii danbe isu rogay u ololaynta Qadiyada Somaliland uga soo qabsoomay. Md. Cali Maxamed Warancade Wasiirka duulista Hawada, wasiirka Madaxtooyada Md. Xassan Macalin iyo wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sh. Maxamuud Suufi Waxay ka warameen kulamo ay la yeesheen Amiirada Sucuudiga iyo Marti Qaad Madaxweynaha Somaliland dalkaa looga fidiyay ee dhagaysi wacan hadaladii wasiiradda.
Get Flash to see this player.
Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Shaqada Md. Cabdi Haybe Muxumed ayaa xog waran uu saxaafada siiyay kaga waramay socdaal uu ku tagay gobolka Awdal, waxyaabihii wasaaradiisa u qabsoomay iyo amar dhulka cusbitaalada ay ka soo saareen inaan la dhisan Karin, hadaba hadalkii wasiirka oo dhamaystiran hoos ka dhegayso.
Get Flash to see this player.
Alle ha unaxariistee Marxuun Cismaan Yuusuf Nuur wuxuu ku dhashay Magaalada Burco 1945. wuxuu waxbarashada hoose/dhexe ku dhamaystay magaalada Beer ee Gobolka Togdheer Dugsiga sare wuxuu ku dhamaystay iskuulka shiikh. Marxuun Cismaan Yuusuf wuxuu ka dhashay qoyska balaadhan ee Reer nuur Gaade oo ah qoys magac iyo maamuus ku leh bulshada dhexdeexa daafaha dunidana ku kala nool oo uu kamid ahaayeen Alle ha unaxariistee Siciid Nuur Faarax oo xilal badan oo wasiirnimo kasoo qabtay dalka iyo walaalkii oo ahaa Gaashaanle Sare Axmed Yuusuf Nuur (Qaadiro).
December 29, 2009
Siilaanyo oo U Baqoolay Dhinaca Dalka Maraykan Iyo Xisbiga Kulmiye oo Qarka u Saaran Burbur
Hargeysa (Qarannews) - Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa shalay dalka ka baqoolay, iyadoo uu xisbiga KUMLIYE uu ka dhex aloosan yahay khilaafkii ugu darnaa ee abid soo mara tan iyoi intii la aasaasay. Haddabaa, khilaafkan oo u dhexeeya Guddoomiye Siilaanyo iyo Muse Biixi iyo Xoghayaha guud oo isku dhinac ah, ayaa waxa wararku sheegayaan inuu ka dhashay magacaabida dhawr xubnood oo xisbigu u magacaabay jagooyin cusub, kuwaasoo Md Siilaanyo aanu raali ka ahayn, balse uu magacaabistooda ku doodayo Muuse Biixi, oo isagu beelha xubnahaasi ka soo jeedaan ka doonaya inuu ka helo taageero siyaasadeed.
London (Harowo) - Maanta oy bishu hayd 27/12/09, waxa madaxda Jaaliayada AWDAL ee Londan ay qado sharaf ugu sameeyeen Wasiirka H/guud Mudane Siciid Sulub, oo booqasho ku jooga carirga Ingiriiska. Waxaan halkaasi ku soo dhaweeyey Munaasabdii Wasiirka Mudane Mohamed Hasan Mataan oo ah Af-hayeenka Xisbiga udub U.K, ka dibna waxa uu hadalkii ku wareejay Madaxda Jaaliyada Awdal si ay wasiirka ugu waramaan. Waxana hadalkii qaatay labada odey ee kala CABDI MAXAMUUD ISMAACIIL (CABDI-WEYNE) IYO IDRIS MAYDHANE WARSAME, oo wasiirka ugu xog waramay xaalada dalka iyo dadka, gaar ahaan Reer S/land iyo
Customs officials in Jijjiga reported confiscating 6.3 million Br worth of goods in the first quarter of the 2009/10 fiscal year, 5.5 million Br worth of which were inward bound. The goods that were allegedly smuggled included electronics, spare parts, food stuffs, cosmetics, building materials, medicines, and clothes, while the outward bound goods included khat, fruits, vegetables and livestock. “Our branch office focuses on goods that are imported and exported between Somaliland and Jijjiga and the surrounding areas,” Mengistu Mekonnen, coordinator of legal issues at the branch office of the Ethiopian Revenue and Customs Authority (ERCA) at Jijjiga told Fortune.
Waxa shir balaaran isugu yimid xubno ka mid ah Odayaasha Aqoonyahanka Culuma’udiinka Waxgarad Dhalinyaro iyo dumar ka soo jeeda Beelaha walaalaha ah ee R/Nuur iyo Ciidagale ee ku nool UK. Shirkaas oo ay martiqaadka fidiyeen beesha ciidagale kana dhacay Galbeedka magaalada London 19kii December 2009, waxa ka soo qayb qalay dad aad u tira badan oo ilaa 100 qof gaaraya . Kulankan oo uu ka horeeyey shir hore oo beesha reer nuur ay martiqaadka fidiyeen.
Dhamaan Dadka hoos ku qorani waxa ay hambalyo Aroos u dirayaan Boqorka iyo Boqorada, Guuleed Yuusuf Ismaaciil iyo Fadxiya Ibraahim Xaashi oo Arooskoodu ka dhacay Huteel Kaah ee Magaalada Hargeysa, Hooyo Aamina Ciise Maxamuud - Ismaaciil Yuusuf Ismaaciil iyo Xaaskiiska Deeqa Maxamed Ciise - Nimco Yuusuf Ismaaciil - Nuur Yuusuf Ismaaciil iyo Xaaskiiska Saado Maxamed Kayse Yuusuf Ismaaciil.
December 28, 2009
Gold Bubble, Gold Bugs
Gold prices have been rising sharply, breaching the 1,000 dollar barrier and in recent weeks rising towards 1,200 dollars an ounce and above. Today’s “gold bugs” argue that the price could top 2,000 dollars. But the recent price surge looks suspiciously like a bubble, with the increase only partly justified by economic fundamentals. Gold prices rise sharply only in two situations: when inflation is high and rising, gold becomes a hedge against inflation, and when there is a risk of a near depression and investors fear for the security of their bank deposits. In both cases, gold becomes a safe haven.
Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md. C/laahi Ismaaciil Cali (Ciro) ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabkii wafdiga baarlamaanka dalka Kenya ka socday loogu soo dhaweeyay magaalada Laas-caanood oo ay maanta wafdigaasi booqdeen subaxnimadkii mudo saacado ahna ay ku sugnaayeen. Wasiirka oo si gaar ah uga hadlay soo dhawayntii iyo xaaladii ay magaalada Laas-caanood kala kulmeen ayaa ku tilmaamay mid si nabdoon oo qurux badan u dhacay, isagoo xusay in dadka Laas-caanood ku dhaqani aanay yar iyo wayn u kala hadhin soo dhawaynta wafdiga uu hogaaminayay gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin, hadaba hadalkii wasiirka hoos ka dhegayso.
Get Flash to see this player.

