November 30, 2009

Xisbiga UDUB oo Xaflad Balaadhan u qabtay Boqolaal Taageerayaal Kulmiye ka soo baxay oo Ku soo Biiray

tageerayaal-udub-ku-biiray-5 Hargeysa (Harowo) - Xisbiga UDUB ayaa xaflad soo dhawayn ah oo aad u balaadhan u qabtay boqolaal taageerayaal ah oo ku soo biiray, kuwaas oo sida la sheegay ka soo diga rogtay xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye. Xafladaas oo aad u balaadhnayd waxa ka soo qayb galay masuuliyiinta xisbiga UDUB, xubno wasiiro ah, taageerayaasha cusub ee ku soo biiray xisbiga oo ahaa ururadda dhalinyaradda, haweenka iyo qaybaha bulshadda ee xaafaddaha gacan libaax, 26juun iyo koodbuur, hoos ka dhegayso Safiirka wareega Maxamed Aar, Xoghayaha guud ee Xisbiga UDUB Jaamac Yaasiin iyo xubno taageerayaasha cusub ka mid ah.

tageerayaal-udub-ku-biiray-4

tageerayaal-udub-ku-biiray-1

tageerayaal-udub-ku-biiray-3

tageerayaal-udub-ku-biiray-6

taageerayaal-udub-ku-biiray-7

Login