November 29, 2009

Komishanka Doorashooyinka Oo Sheegay In Safarkoodi ugu Horeeyay ee Ay Dibadda ugu baxeen Guul ugu Soo Dhamaaday.

komishanka-doorashooyinka-small Hargeysa (Harowo) - Komiishanka doorashooyinka somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay socdaal ay magaaladda Adiss ababa ku tageen iyo kulamadii ay la yeesheen deeq bixiyayaasha iyo ururadda daneeya dimuqraadiyadda Somaliland. Hadaba, afhayeenka cusub ee gudidda doorashooyinku u doorteen dhawaan Md. Axmed Maxamed Xirsi (Geelle) ayaa si faah faahsan uga xog waramay mudadii ay Addis ababa ku sugnaayeen iyo kulanadii kala duwanaa ee ay halkaa kula yeesheen deeq bixiyayaasha iyo dalalka Somaliland doorashadda ka taageera, isagoo dhamaystiran shirkaas jaraa’id hoos ka dhegayso.

Get Flash to see this player.

Login