November 29, 2009

Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun: oo kala jooga dunida dacaladeeda Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan reer Muuse Muruud geeridii naxdinta lahayd ee ku timiday alaha u naxariistee marxuum Jamaal Muuse Muruud oo maalintii sabtidii ku geeriyooday magaalada Boorama,ilaahay waxaan uga baryaynaa inuu u danbi dhaafo,janadii Farduusana ka waraabiyo aamiin, aamiin, Eheladii, Asaxaabtii iyo Qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin

Dhamaan reer Cumar Bile Dharaar oo kala ah;

C/raxmaan Cumar Bile

C/rashiid Cumar Bile

Maxamad Cumar Bile

Canab Cumar Bile

C/wahaab Cumar Bile

Faysal Cumar Bile

C/risaaq Cumar Bile

Foosiya Cumar Bile

Suleekha Cabdi Cabdilaahi

iyo dhamaan reer Miicaad Alaale oo kala ah;

Hooyo Maryan Kaamil Warfaa

Jamaal Miicaad Alaale

Malyuun Miicaad Alaale

Mustafe Miicaad Alaale

Foosiya Miicaad Alaale

Maxamad Miicaad Alaale

Warla Miicaad Alaale

Login