October 28, 2009

Halkan ka dhegayso Dhaartii iyo Hadaladii Madaxweyne Rayaale, Axmed Siilaanyo iyo Eng. Faysal Cali Waraabe.

dhaartii-komishanka-small1 Hargeysa (Harowo Desk) - Waxa maanta si rasmi ah xarunta madaxtooyadda Somaliland loogu dhaariyay xubnihii komishanka doorashooyinka ee cusub oo todobaadkan bilowgiisi golaha wakiiladu ansixiyay. Hadaba dhaarta xubnahan cusub ee komishanka waxa ka qayb galay madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin oo dastuurku dhigayo in hortiisa lagu dhaariyo, iyo labadda gudoomiye Xisbi Mucaarid (Kulmiye iyo Ucid) Axmed Siilayo iyo Faysal Cali Waraabe.

Dhegayso sidii xafladaasi u dhacday iyo hadaladii laga jeediyay

Login