September 2009

September 27, 2009

Ogaysiis: The Newly established Website-Maroodijeexnews.

Dear Colleagues: We are very pleasure to let you know the newly designed and modern website called Maroodijeexnews.com website. It’s obvious since the lunching the website has played a great role in the area of News, advertisement and crucial informations within the Somaliland country and worldwide. Generally the website sized the to refer and submit and to the communities about the update and latest news through the worldwide in order to obtain a sufficient news as regards to the need of our visitors.

More

Waxaa Holasho ama Eegmo Mudan Xukunka Hana-qaadka ah ee Ka Jira Somaliland.

Waxaan aad u hambalyeynayaa Umadda Somaaliyeed guud ahaan gaar ahaan nidaamka qumman ee ay wadaagaan dadka ku dhaqan casrriga Somaaliland. Waxaan ilduuf danbe mudneyn baa se jira. Dhibaato culus baa taal, taasoo ku gudban socodsiinta hawlaha dalka siiba amniga. Dab baa la soo shiday, dad baa la soo abaabulay wax ma garato u badan, mashaqo weyn baa dhacday, dhimasho iyo dhaawac leh.

More

Jaaliyadda JSL ee Kuwait oo Taageertay Go’aankii Guurtida

Alla Mahadi ha ka gaadhee,waa guul  usoo hoyatay ummadda Somaliland.Waxa aanu taageero iyo hambalayaba u diraynaa golaha guurtida go’aankii Jimcihii  gaadheen .Waxa kale oo aanu ku hambalyeyneynaa dhinacyada murranka siyaasadu ka dhex aloosnaa sida wanaagsan ee ay u ayideen go’aankaa taariikhiga ah.

More

Madaxweyne Rayaale oo Dhambaal Tacsiya u Diraya Qoyskii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Daahir Faarax Jire

Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun انا للة وانا الية راجعون

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Weriye Muha Daahir Faarax Jire, isagoo ka tacsiyadaynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Aabaheed Marxuum Daahir Faarax Jire oo xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu, waxa uu ilaahay uga baryayaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi u Dirayaan Weriye Muha oo Aabaheed Ku Geeriyooday Hargeysa

Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun انا للة وانا الية راجعون

Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Xasan Axmed Ducaale, Agaasimaha Guud Mudane Maxamed Haybe Warsame, Agaasimaha Aarkiifiyada Axmed Jaamac, Agaasimaha Xisaabaadka Maxamed Xirsi Xasan (Digaale), Af-hayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani Mooge, Xoghayaha Madaxweynaha Maxamed Warsame Xirsi, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Axmed Maxamed Ciise, Xoghayaha Guud ee Golaha Wasiirada Xuseen Sheer,  Maxamed Nuur Sugaal, Yaasiin Nuur Mooge, , Riyaad Maxamed Yuusuf iyo dhamaan Shaqaalaha iyo Agaasimayaasha Wasaaradda Madaxtooyadu waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Weriye Muha Daahir Faarax Jire oo aabaheed Marxuum Daahir Faarax Jire ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Waxayna leeyihiin Marxuumkaasi ilaahay janadii fardawsa ha ka waraabiyo, Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ha ka siiyo.

Inaali laahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun: Waxa aan halkan dhamaal tacsi ah uga dirayaa dhamaan eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Daahir Farah Jire, oo ku geeriyooday Magaalada Hargeisa, 26.10.2009, gaar ahaan waxa aan tacsidaas gaadhsiinayaa walaalashay Muha Daahir Faarah Jire, geeridaas ku timid aabaheed. Waxa aan dhamaantood Alle uga baryayaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo marxuumkana jannatul Fardowsa ka waraabiyo. Aamin - Hussein Wadadyare Ku xigeenka Wakiilka Somaliland ee Sweden

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHII RAAJICUUN: Anigoo ka wakiil ah reer Xasan Ibraahim oo dhan meel ay joogaanba, waxaan tacsidan u dirayaa dhammaan ehel iyo qaraabo khaasatan reer Faarax Jire, oo aan ka tacsiyadeynayo geerida uu geeriyooday Allah ha u naxariisto eh, Marxuun Daahir Faarax Jire, oo shalay ku geeriyooday magaalad Hargeysa.  Ilaahayna waxaan ka baryayaa inuu ka mid dhigo inta uu ugu talo galay Jannadiisa Fardowsa ah. Aamiin, Aaminn, Yaa Rab.  Cumar Axmad Xasan  -  Minneapolis, MN, USA.

September 26, 2009

Wasiirka Beeraha Somaliland Mud. Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare) oo Waraysi uu BBC-da Siiyey Ka Hadalay Mashaariic Kor Loogu Qaadayo Wax Soo Saarka Beeraha oo Laga Hirgelin Doono Qaybo Ka Mid ah Gobolada Somaliland

Get Flash to see this player.

Golaha Guurtida Iyo Hambaliyo Go’aankii Taariikhiga Ahaa.

Maqaalkan waxan qoray laba sano ka hor Dec, 2007. Waxan ka hadlayey Ahmiyadda Guurtidu u leedahay Jiritaanka iyo dhismaha S/land. Waxa igu kalifay inan qoro wakhtigaas maqaalkan iyadoo ay soo baxday talayooyin ka timid xisbiyada Mucaaridka gaar ahaan Kulmiye oo soo jeediyey in la baabiiyo Golaha Guurtida qaar kalena ay ku taliyeen in la soo doorto sida Golaha Wakiilada. Talloyinkaas oo ku soo beegmay wakhti golaha guurtida ay sameeyen Korodhsiimo wakhtigooda oo dhamaaday.

More

INAALILAAHI WAINA ILAHI RAJUCUUN: Anigoo ah Cumar Daarood Xassan iyo Xaaskeyga Faisa Jama Abti iyo dhamaan caruurteydu waxanu halkan tacsi uga soo dirayna dhamaan eheladii iyo caruurtii iyo xaaskii u ka geeriyooday alle naxariistii jano ha ka waraabiye Daahir Faarax Jire, waxanu ilaahay uga baryaynaa inuu marxuunka janatul fardowsa ka waraabiyo dhamaanteenna samir iyo iiman inaga siiyo aamin aamin aamin.  Omar Daarood Xassan  - Norway

September 25, 2009

IT IS EASIER SAID THAN DONE

somaliland-opposition-copy The capitulation of the Opposition Parts to the demands of Foreign Governments does not surprise us at all. The Foreign Governments have not brought something new but rehashed what the Senate, the house, the Government, and in general the public have been advocating all along. The Opposition Parties have been rejecting all possible solutions till they have tested the waters and clearly realized that the people cannot buy their argument and lies. When all doors have closed on the opposition and they can no longer continue the statuesque, they reason out and legitimize their previous insistence, hard-headedness, and absolute rejection of all mediations and solutions by accepting the same old solutions they refused to heed. Now the opposition is making excuses for accepting foreign advice without apologizing to the public at large and to the policy makers of the country who have been begging them and asking them to listen for the sake of our young democracy and the welfare of the people.

More

Daraasad: Arrimaha Sal-dhiga U Ah Khilaafaadyada Siyaasadeed ee Somaliland Ragaadiyey Iyo Xalka Lagaga Bixi Karo

ethics Inkasta oo daraasad hore loo daabacay, hadana waxaa muuqata inay mar kale si xun u soo laba-kaclaysay arrintii ay ka hadlaysay oo ah khilaafaadka-siyaasadeed ee Somaliland ka aloosan. Waana daraasad si guud-mar ah daaha uga rogaysa arrimaha gun-dhiga u ah murannada siyaasadeed ee mar kasta Somaliland ku soo noqnoqda iyo xalka lagaga bixi karo. Waxaana hubaal ah, haddii aan khilaafaadkaas la xallin oo aan xididdada loo siibin in ay nusqaan aad u xun ku yeelan doonaa geedi-socodka siyaasadeed iyo jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland.

More

HAMBALYAANU LEENAY MADAXWEYNE RAYAALE WAANUU KU MAHADSANYAHAY SIDA UU QARANIMADA SOMALILAND U BADBAADIYAY.

congratulations UGU HORAYN WAXA MAHADLEH ILAAHA GARANSIIYAY DHINACYADA IS KHILAAFAY INAY KU HESHIIYAAN QARAARKA GUURTIDA. MARKA XIGTANA WAXAANU LEENAY GUURTIDU HA JIRTO. Madaxweyne Rayaale waa madaxweyne Afrikan ah madaxaweynih ii u horeeyay ee markastaba aqbala fikirka siyaasadeed ee ay wataan mucaaridku. Mucaaridkana waxa la gudboon inay ixtiraamaan jiritaanka qaranka iyo xasiloonida dalka.

More

Madaxweyne Rayaale oo Ka Hadalay Go’aankii Golaha Guurtida

Get Flash to see this player.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadalya Go’aankii Golaha Guurtida

Get Flash to see this player.

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadalay Go’aankii Golaha Gurrtida

Get Flash to see this player.

September 24, 2009

SOMALILND CAR UMA BAAHNA EE CAQLI BEY U BAAHAN TAHAY

Waxaan aad iyo aad ula yaabey nimankan mucaaradka u taliya ee leh waxaan aqbaley lixda qodob ee caalamka ingula taliyey, ee ay ku jirto, HALOO KORDHIYO XUKUMADA JIRTO, oo ku jira lixda qodob ee caalamku kula taliyey, hadana kacdoon ha la sameeyo waa arin aad u foox xun waa siyaasin ku sheeg aan ISMAQLIN, dadku waa og yahay in lixda qodob ay ku jirto in madax weynaha jira ha loo kordhiyo. Waxaa xusid mudan in somaliland ay maanta u baahan tahay aqli eeney u baahneyn car iyo colaad la abuuro, waxaa aad iyo aad inoo hadheeyey in la ficiltamo.

More

Login