September 28, 2009

Dhegeyso Qayb Ka Mid ah Hadadadii Musauuliinta Ka Qaby Gashay Xaflad Lagu Taageerayey G’oaankii Golaha Guurtida oo Ka Dhacday Boorama

Boorama (Harowo) - Munaasabad ballaadhan oo lagu taageerayey go’aamadii kasoo baxay beesha caalamka iyo G/guurtida Somaliland, ayaa maanta lgu qabtay Huteelka Rays ee Magaalada Boorama. Xafladdan oo ay soo qabanqaabiyeen qaar ka mid ah haweenka G/awdal. Xafladan ayaa waxa ka soo qaybgalay wasiirka warfaafinta, Axmed Xaaji Daahir iyo raxan fanaaniin ah oo uu watay, Masuulyiinta xisbiga UDUB ee G/awdal, diblomaasiga caanka ah ee soomaaliland wakiilka uga ah dalka Itoobioya maxamed  Sh. Xasan  Nuuriye, maamulka Awdal, Salaadiin, boqollaal haween ah iyo martisharaf kale. Hoos ka Dhegeyso Qayb ka Mid ah Masuuliinta kala Duwan ee Ka Hadashay Xafladda.

Get Flash to see this player.

Login