Hargeysa (Harowo Desk) - Mudayaal ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa ayaa Shir gudoonka Golaha ku eedeeyay inuu wado talaabooyin golaha u horseedi kara burbur, isla markaana karaamadii iyo kalsoonidii shacbigii soo doortay meel ka dhac ku ah. Mudanayaashan oo tiradoodu ahayd ilaa lix mudane isla markaana sheegay inay haystaan kalsoonida kala badh tiradda xubnaha golaha, kana kooban sadexda xisbi waxa kale oo ay sheegeen in Shir gudoonku aanu dhex u ahayn golaha jabiyayna xeer hoosaadkii golaha iyo xeerkii dalka.
On Thursday, the 20th of August, 2009, the people of Somaliland turned out to the streets of all the major cities in the country to express their feelings and what they think about the current political situation. The people gave full support to the two opposition parties, UCID and Kulmiye by answering their call in a decisive momentous fashion. Few days before the demonstration, I, Faisal Ali Warabe (chairman of UCID Party), Ahmed Mohamed Mohamoud (Silanyo) (Chairman of Kulmiye Party), and Abdirahman Sayli’i (Vice president Candidate of Kulmiye Party) met the Minister of interior.
August 10, 2008 - Labada Go’aan ee la Filayo Inay ka Soo Baxaan Shirka Gar-adag Midka Sirta ah!
Waxay ahayd goor subax ah waxaan si qarsoodi ah u galay shirka gudihiisa, inkasta oo aad loo ilaaliyo inay cid aan ahayn ergada madasha gasho, haddana si nasiib ah ayey iigu suurtogashay inaan gudaha galo oo fadhiisto, mana doonayo inaan ka faalloodo siday taasi iigu suurtogashay. Haddaan soo kobo waxyaabaha shirka Gar-adag lagaga hadlayey, shirka horta waxa ugu firfircoon oo hawsha kala wada xildhibaanno ka soo jeeda qabiilka shiraya ee habarjeclo , kana tirsan xibiga Kulmiye, nimankaasi waxa ka muuqda xamaasad, waxaana ka muuqata cadho aanad garanaynin cidda ay u qabaan. Meesha dadka joogaa waxay u badan yhihiin dad isku aragti ah, wixii aan la aragti ahayn wey ka tageen madasha.
On the evening of July 11, 2009 (7/11), 24 men clad in army uniforms and armed with automatic rifles parked their vehicles on the Dila-Kalabaydh road near Xuunshalay and started intercepting vehicles travelling on the Hargeisa-Borama road. All together they stopped 8 vehicles with 17 unarmed travelers on board. The abductors ordered the travelers to get off their vehicles, surrender keys for the vehicles, cell phones and money. Some of those abducted fled under the cover of the darkness. The rest were transported to the headquarters at Ceel Bardaale where four were brutally murdered after mid night. The four dead bodies and those spared from death were later retrieved by the Somaliland Minister for Interior, Abdillahi Cirro and the Commandant of National Army, Nuh Tani. The perpetrators of the crime are still at large.
BURG AL BURULLUS - There is nothing particularly swashbuckling about Adl Abdul Ati Mohammed Abaidi, 47, or Shahat Ragab Mohammed Morzi, 17. But a lack of seafaring swagger did not prevent the two Egyptian fishermen and 32 of their colleagues from fighting off a gang of armed Somali pirates who had held them for ransom for four months in the Gulf of Aden. When the fishermen returned home on Sunday morning to the tiny fishing hamlets that dot Egypt’s north coast, they were greeted with a heroes’ welcome. And it was in one such village, the dusty town of Burg al Burullus that straddles a narrow strip of land between Lake Burullus and the Mediterranean Sea, that Mr Abaidi and Mr Morzi told their story.
Ninka la yiraa Muuse Biixi wuxuu shalay u tagey Gabiley inuu colaad iyo dagaal ka dhex abuuro beelaha walaalahaa ee Gabiley iyo Dila. Budhcada iyo damiirlaawuhu ay dadka safarkaa mar labaad ku laayaan wadooyinka. Dadkii shalay dhageysanayey khudbadiisii Gabiley waxay u badnaayeen dumar iyo ciyaal waxmagarato ah. Muuse Biixi wuxuu iska dhigayey nin jeclaa Xasan yoonis oo u calaacalaya, Muusow waxaad Xasan Yoonis aad u necbayd si aanad faqashtii aanad u necbayn, cidkastaana wey ogtahay inaad ku faraxday geeridii Xasn Yoonis.
Hargeysa (Harowo) - Wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland ayaa soo bandhigaty qoraal dheer oo ay kaga waramayso waxqabadkii wasaaradaas ee sanadkiihore ee 2008, taas oo lagu mid mid loogu soo qaaday safaradkii madaxweynaha, Wasiirka arrimaha dibedda iyo xubo ka tirsan golaha wasiiradu ku tageen dalal caalamka ah iyo weliba safaro ay kala ku yimaadeen wufuud kala yimid dalal shisheeye ah. Qoraalkan oo uu saxaafada u qaybiyay Wasiiral dawlaha WasaaraddaArrimaha dibada Somalilanmd Md. Siciid Maxamed Nuur. Waxaanu qoraalkaasi u qornaa sidan:
Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Somaliland Md. Qaasin Sh. Yuusuf Ibraahin ayaa faah faahin ka bixiyay wax qabadka wasaaradiisu ku talaabsatay mudadii uu xilka wasaadda hayay, taas oo si wayn wasiirku diiradda u saaray waaxda Shidaalka iyo khayraadka oo wasaaradu sahan sugan ku samaysay, waxa kale oo uu Md. Qaasin ka hadlay Ceelal biyood oo dalka laga hir galiyay mudadii uu wasaaradda hogaanka u hayay.
Ceerigaabo (Harowo) - 90 qof oo ka kala yimid Ururrada bulshada rayadka, Haweenka, Dhallinyarada, Cuqaasha, Waxgaradka, Boliiska, Sirdoonka iyo dhammaan qaybaha kale ee bulshadu ka kooban tahay ayaa maalintii Salaasada waxa tababbarkani uga furmay magaala-madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.
August 25, 2009
Somaliland: In The Throes of Brutal Clan Violence
It sounds bit dooms-mongering scenario at this point, but I’m afraid that familiar genie is out of the box in the land, or at least it seems so for now. Security state of SL entity is deteriorating with alarming due to resurgence of brutal and brazen political motivated killings in recent past. This ugly situation has precedent in terms of scale, savagery, consequences and the involved actors in it. An age-old Somali adage that goes nina caadadiisa ma gooyo bahalna caydhiin ma daayo, which roughly translates to that neither beast nor twisted human nature gives up lightly its deviant nature, captures it all. It is deja vu all over again: a wanton killing of more innocent people, a highway robbery of private properties, perpetrators of the crimes still on the loose, overt threats of clan expansionism through an ill-coached minority within, incitement of tribal violence by top pseudo-political vultures and the list goes on.
Secretary of State Hillary Clinton recently concluded her maiden trip to sub-Saharan Africa carrying in her words “a tough message lovingly delivered.” Simultaneously, U.S. Trade Representative Ron Kirk visited Kenya, Ethiopia and Senegal also touting, in his words, “a tough love” message for Africans. But U.S. policy in Africa is not about love. It’s about advancing America’s core interests: promoting economic growth and development, combating terrorism, and fostering well-governed, stable countries. Did Mrs. Clinton’s trip advance those interests? The record is mixed. More
By 4 in the afternoon, most men walking the streets of Sana’a are high, or about to get high — not on any sort of manufactured narcotics, but on khat, a shrub whose young leaves contain a compound with effects similar to those of amphetamines. Khat is popular in many countries of the Arabian peninsula and the Horn of Africa, but in Yemen it’s a full-blown national addiction. As much as 90% of men and 1 in 4 women in Yemen are estimated to chew the leaves, storing a wad in one cheek as the khat slowly breaks down into the saliva and enters the bloodstream.
Hargeysa (Yool) - Wasiirul-dawlaha Arrimaha Dibedda ee Dalka Itoobiya Mr. Tekede Elemu, ayaa shalay dalka ka dhoofay kadib booqasho shaqo oo dhawr maalmood qaadatay dalka ku joogay.Inkastoo Mr. Tagadhe wax faahfaahin ah warbaahinta ka siin safarkan ouu dalka kaga dhoofay, haddana sida ay wargeyska Yool u xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah oo ku dhowdhow weftiga intii ay joogeen, waxa safarkiisa shalay ku xidhiidhsanaa socdaal shaqo oo kedis ah oo dawladdiisu ugu dirtay wadan ka mid ah dalalka dibedda oo aan shaaca laga qaadin mdika uu yahay.Waxa kale ilahaasi tibaaxeen in Wasiirul-dawlaha iyo xibnihii safarka ku weheliyey ay dalka dib ugu soo laaban doonaan.
Sida uu daabacay Wargeyska Geeska Africa cadadkiisii shalay 25.08.09, Faalada uu cinwaanka uga dhigay “Wasiirka Hawlaha Guud oo noqday dilaalka xukuumadda ee xaraashka hantida qaranka”. Qoraalkaas oo wariyuhu kaga hadlayo wuxuu ku tilmaamay xaraash, waxaa ka muuqda ama laga dhadhansan karayaa weedhaha ku qoran, badawnimo iyo doqoniimo cad oo ka fog xaqiiqda, isla markaana ka dhigaysa qoraalka mid laga leeyahay dano gaar ah. Anigoo xaga danbe ku sheegi doona sida runtu tahay, bal marka hore akhristayaal aan isdultaagno qaar ka mid ah erayada uu adeegsaday wariye Rambo.
August 24, 2009
Somali-American Professors Angered Over Repeated Searches!

Minneapolis — Two Somali-American scholars at the University of Minnesota say they’re outraged by what they consider invasive questioning and searches while traveling abroad this summer. Abdi Samatar chairs the U’s geography department. He’s married to Cawo Abdi, a sociology professor. Since June, the husband and wife say they’ve been pulled aside a total of six times at airports for lengthy interviews that have lasted up to two and a half hours. They believe customs officials targeted them for being Muslim and ethnic Somalis.
Secretary of State Hillary Clinton’s 11-day trip to Africa, which came less than a month after President Barack Obama’s visit to Egypt and Ghana in July, was an attempt to emphasize Africa’s importance to the United States. Clinton was supposed to reassure African leaders that the Obama administration intends to engage with the continent, despite wars in Iraq and Afghanistan and perennial problems in Israel and the Korean peninsula. The trip, however, merely reinforced Africa’s marginal position in U.S. foreign policy. Clinton did not announce any new initiatives or policy directions. Instead, she said the United States would continue to support Bush administration initiatives on “faith-based” HIV prevention and Millennium Development grants. She also pledged to extend military aid to Somalia and $17 million for victims of sexual violence in the Democratic Republic of Congo (DRC).
HORDHAC: Waxaan ka qayb galay xaflad aad iyo aad u qiimo leh oo ahayd qalin jabinta ardayda jaamacada Hargeysa, tani oo ah tii iigu horaysay ee aan kala qayb galo ardayda reer Somaliland. Tacliintu waa waxa dad iyo umadba hore u mariya, binu aadamkana tayadiisa iyo waxtarkiisa hore u mariya. Horumarinta tacliintu waxay bar bar socotay halganka Somaliland. 1965kii waxaa batay ardaydii ka soo baxaysay dugsiyada Hoose iyo dhexe iskuulo sarena waxaa jiray Sheekh iyo Camuud oo tiro yar oo ah 75 qaadan jiray, markaasi ardaydii mudaharaad ayay dhigeen, mudaharaadkaa ay ardaydu ku muujinayeen inay rabeen iskuulana rasaas ayaa lagala hor tagay halkaasina waxaa ku dhintay arday qaar kalena way kalena way ku dhaawacmeen.
Tan iyo markii uu Burco ku dhammaaday shirweynihii labaad ee xisbiga kulmiye, muddo haatan laga joogo sannad iyo badh, waxay dad badan oo reer Soomaaliland la socdaan jawigii uu ku dhammaaday shirkaasi oo keenay inay xisbiga Kulmiye ka baxaan siyaasiyiin door ah, kuwaas oo caam ka ahaa halgankii dheeraa ee lagu xoreeyey Soomaaliland. Sidoo kale waxan la wada soconaa isbeddelkii lagu sameeyey hoggaanka sare ee xisbiga kulmiye, isbeddelkaas oo dad badani u arkaan in aanu ku iman qaab Dimuqraadiyadeed oo ka dhacay xisbiga Kumiye dhexdiisa, isla markaan aanay raali ka wada ahayn taageerayaashii xisbiga ee shir weynaha ka qayb galay, iyada oo siyaasiyiin badanina u haystaan in isbedalkan lagu keenay xamaasad beeleeysan iyo Diktaytarnimo.
August 22, 2009
Ubbo Wayso Waan Kugu Arkaa Agab Salaadeede. Eedaana Waan Kaa Maqlaa Oogta Waabariye, Ashahaado Beenloow Maxaan Ogahay Uurkaaga!.
Cabdicasiis Samaaloow I dhegayso: Nin la odhanjiray Cali dhuux oo ku noolaanjiray degaanka Beesha Dhulbahante ayaa ahaa Nin aad u garasho dheer. Cali dhuux, xagga garashada waxaa u dheeraa deeqsinamada, aftahan nimada iyo isaga oo ahaa Gabay-yahan ama Gabayaa. Cali dhuux muddo ayuu Il-gaara ku eegayay ama uu u fiirsanayay habdhaqanka Sayid Muxamed Abdule Xasan oo ahaa Aabaha ama helaha Halgankii Daraawiishta. Xoog iyo Xoolo wuxu lahaana wuxu ku taageray Halgankaasi oo u islahaa waa lagu guulaysan doonaa hadii dariiqeeda loo maro.
Asalaamucalaykum dhamaan bahwaynta jamhuuriyada Somaliland iyo qaybaheeda kala duwan ee daafaha dunida iyo dalka ku nool, Marka xigta waxaan ilaahay uga rajaynayaa shacabwaynaha reer Somaliland in ay gartaan ayahooda iyo halka mustaqbalkoodu ku jiro.
