August 31, 2009

INAALILAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJUCUUN:  Anagoo ah dhamaan dadkan hoos ku qoran Oo kala joogna Norway, Qadar, Jabouti, Yemen waxaan tacsi tiiraanyaleh u diraynaa dhamaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxdey Marxuumad Shugri Muuse Faahiye oo dhawaan ku geeriyootey Magaalada Boorama, Marxuumadana waxaan leenahay alaha ka waraabiyo Janadii Fardawsa  Aamiin Aamin.
 
1- Sheekh Maxamed Nuux Xuseen Cawaale iyo Xaaskiisa
2- C/risaaq Cadare Iyo Xaaskiisa
3-Cabdilaahi Xaaji Saciid Maxamuud
4-Khaalid Nuux Xuseen Cawaale
5- Khadra Nuux Xuseen Cawaale Iyo Caruurteeda
6- Farxaan Saleebaan Muuse
7- Shide Muxumed Cabdi Iyo Xaaskiisa

Cabdilaahi Xaaji Siciid

Email: cubeesh@hotmail.com

Login