August 30, 2009

Wasiirka Arimaha Gudaha oo Ka Hadlay Ciidamo Maanta la Geeyay Xarunta Golaha Wakiiladda, Eedaymo Shir gudoonku u soo jeediyayna gaashanka ku dhuftay.

cirro Hargeysa (Harowo Desk) - Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md. C/laahi Ismaaciil Cali [Ciro] ayaa shir jaraa’id oo uu caawa qabtay kaga jawaabay eedaymo Shir gudoonka golaha wakiiladdu u soo jeediyay. Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland waxa kale oo uu ka hadlay sababta ay ciidamadda booliska ah u geeyeen Xarunta Golaha wakiiladda, taas oo uu ku tilmaamay mid ka dhalatay muranka soo dhex galay mudanayaasha iyo arimo nabad galyo daro oo ka soo muuqday inay ka dhalan karaan muranka u dhexeeya mudanayaasha, wasiirku waxa uu shir gudoonka golaha ku eedeeyay mid abuuraya dhibaato nabad galyo. Hadaba hadalka wasiirka oo dhamaystiran hoos ka dhegayso.

Login