August 29, 2009

Daawo Video: Mudanayaal Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo Ka Digey Cawaaqib Xumo Ka Dhalan Karta Dhega Adayga Shir Gudoonka Golaha.

Hargeysa (Harowo Desk) - Mudanayaashani waxay ka digeen cawaaqib xumo ka dhalan karta dhega adayga shir gudoonka, waxaanay ugu baaqeen hay’addaha amaanka iyo kuwa danta ka leh jiritaanka qaranimadda Somaliland inay soo kala dhex galaan oo golaha u soo gurmadaan, Xildhibaanaddan waxa ay soo bandhigeen qodobo ay sheegeen in shir gudoonku jabiyay, waxaanay kala ahaayeen, Mudane C/raxmaan Maxamed Jaamac (C/raxmaan Xoog), Mudane Xuseen Ismaaciil Md. Axmed Aadan Waysa-cadde, Md. Aadan Muxumed Hoori (Mataan), Md. Ibraahim Carraalle Cabdi, Md. Maxamed Baaruud Qamac, Md. C/qaadir Jaamac Xaamud iyo Prof. Maxamed Barkhad Miigane. Riix Halkan

Login