July 29, 2009
Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun
Anagoo AH Dadka Hoos Ku QoRan Waxaan Tacsi Udiraynaa Dhaman Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu ka Geeriyooday Alaha U Naxariistee Marxuum Nuux Xuseen Cawaale Oo 26 bishan Ku Geeriyooday Magaalada Boorama Gaar ahaan Sheekh Maxamed Nuux Cawaale . Waxaanan leenanay ALaha Marxuumka Janadii Fardawsa ka waraabiyo Idinkana samir iyo Iiman Idinka siiyo .
1- Cadbdilaahi Xaaji Saciid
2-Ramadaan Sheikh Huseen (Shaydaan fogeeye )
3- Cabdir Kariim Xaaji Cabdiraxmaan (Awganboole)
4-Eng Qaasim Xaaji Saciid
5-Maxamed Xaaji Saciid
6-Ahmed Xaaji Siciid
7-Cabdifataax Xasan Sheik Moumin
8-Mustafe Cabdi cabdilaahi
9-Maxamed Cumar Maxamuud ( Cumar cade )
10- Jaamac Cumar Maxamuud (Rooje cumar cade)
11-Cabdiraxmaan Cumar Maxamuud
Cabdilaahi Xaaji siciid
Email: cubeesh@hotmail.com
