July 3, 2009
Shabakadda Wararka ee Harowo.com oo Waraysi Xiisao Badan oo Dhinacyo Badan Taabanaya La Yeelatay Oday Xasan Daahir Sheer oo Ka Mid ah Jaaliyadda Reer Awdal ee Toronto, Canada
Waraysigan wuxuu Oday Xasan Daahir Sheer Kaga hadalayaa marxaladihii kala duwanaa iyo halka uu maanta ku dembeeyey urur mideeya ururada samofalka ee Qurba-jooga Awdal, kaas oo fikradda ka dembaysay ay ahayd inuu noqdo dalad guud oo midaysa tayada iyo waxqabadka ururada Qurba-jooga Awdal, isla markaana isku xidha ururada dibedda iyo kuwa dhulkii ka hawl gala. Hadaba himiladii iyo hadafkii laga lahaa ururkan ayaa waxad moodaa in laga majro habaabiyey, isaga oo gacanta u galay dad raba inay dano gaar ah ku fushadaan. Hoos ka dhegeyso waraysigii Oday Xasan Daahir Sheer oo waxyaabo badan ka iftiiminaya dhibaatooyinka uu soo maray ururkani.
Get Flash to see this player.

