June 29, 2009
Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland oo Shaaca ka Qaaday in Xaalad Abaareed oo Ba’ani Dalka Ka jirto, Baaqna u Diray Shacabka iyo Beesha Caalamka.
Hargaysa (Harowo Desk) - Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaaladda Hargeysa, Shaaca kaga qaaday in xaalad abaareed oo aad u darani dalka ka jirto, waxaanu Madaxweyne ku xigeenku u soo jeediyay shacbiga Somaliland in ay Alla bari iyo duco badan sameeyaan, isla markaana Soomaan mudo sadex cisho ah, hadii intaa roobku ku iman waayana si deg deg ah dalka oo dhan looga sameeyo isu soo baxyo Salaad Roob-doon ah. Hadaba, hadalkiisi oo dhamaystiran hoos ka dhegayso.
Get Flash to see this player.
